Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo si rasmi ah xilka ula wareegay(Daawo Sawirada)

Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Eng. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa si rasmi ah xilka ula wareegay, iyadoo munaasabadii xil wareejinta ay kasoo qeybgaleen ra’iisul wasaare kuxigeenka Mahdi Maxamed Gulled, wasiirkii hore wasaaradda ganacsiga ahna xiligaan wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, wasiiro, xildhibaano iyo shaqaalaha wasaaradda ganacsiga. Munaasabaddii xil wareejinta oo … Continue reading Wasiirka cusub ee wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha oo si rasmi ah xilka ula wareegay(Daawo Sawirada)